Barnaamijka Xogta Dahsoon & Wararka Xuseen Kurdi. Waa Channel aad si maalinle ah uga helayso wararka iyo Barnaamijyada ku saabsan dhinacyada siyaasadda, Sirdoonka, Dhaqaalaha, Ammaanka, taariikhda iyo Arimaha Bulshada.
follow me
xogta dahsoon, xuseen kurdi, wararkii xuseen kurdi, hussein kurdi, xogta dahson, xogta dahsoon iran, xuseen kurdi iran, xuseen kurdi 2019, xogta dahsoon 2019, xuseen kurdi turkiga, xogta dahsoon turkiga, xuseen kurdi ruushka, xogta dahsoon ruushka, xogta dahsoon sirdoonka, xuseen kurdi sirdoonka, xogta dahsoon dagaalkii, xuseen kurdi dagaalkii, xogta dahsoon maraykanka, xuseen kurdi maraykanka, xogta dahsoon sucuudiga, xuseen kurdi sucuudiga, xuseen kurdi iran, xogta dahsoon iran, xuseen kurdi suuriya, xogta dahsoon suuriya, xuseen kurdi imaaraatka, xogta dahsoon imaaraatka, xuseen kurdi ciraaq xogta dahsoon ciraaq, xuseen kurdi 2018, xogta dahsoon 2018, xuseen kurdi yemen, xogta dahsoon yemen, xuseen kurdi sudan, xogta dahsoon sudan, xuseen kurdi somaliland, xogta dahsoon somaliland, xuseen kurdi somalia, xogta dahsoon somalia, xuseen kurdi ordogan, xogta dahsoon ordogan, wararkii xuseen kurdi 2019, xogta dahsoon dagaalkii labaad, xuseen kurdi dagaalkii labaad, xogta dahsoon xuseen kurdi shiinaha, xogta dahsoon shiinaha, xuseen kurdi nato, xogta dahsoon nato, xuseen kurdi midowga yurub, xogta dahsoon midowga yurub, xuseen kurdi midowga afrika, xogta dahsoon midowga afrika, xuseen kurdi jaamacada carabta, xogta dahsoon jaamacada carabta, xuseen kurdi qaramada midoobay, xogta dahsoon qaramada midoobay, xuseen kurdi igad, xogta dahsoon igad, xogta dahsoon trump, xuseen kurdi trump, xogta dahsoon putin, xuseen kurdi putin, xogta dahsoon kuuriya, xuseen kurdi kuuriya, xuseen kurdi ingiriiska, xogta dahsoon ingiriiska, xuseen kurdi khaliijka, xogta dahsoon khaliijka, xuseen kurdi carabta, doonitaanka ordogan, diidmada putin, ciidan, liibiya,
Ordogan oo Caddeeyey In uu Ciidamo u dirayo Liibiya & Putin oo diidan
wacan oo wanaagsan daawadayaal waa mar kale iyo barnaamijkeenii xogta dahsoon oo aynu daaha kaga qaadayno rabitaanka turkiga ee ciidamo uu u diro xukuumadda liibiya iyo diidmada ay arintaa ka muujisay dawladda Ruushka oo iyadu la safan generalka mucaaradka ah ee khalifa xaftar . inta aynu barnaamijka ku dhexjirno waxa aynu ku eegi doonaa muuqaalka cusub ee isbaahaysi ee gobolkaa ka soo muuqanaya iyo dadaalada turkigu ka wado sidii ay madaxda dalalka gobolkaasi u tageeri lahaayeen mowqifka xukuumadda triboli ee Shir madaxeedka arimaha liibiya ee Magaalada Berlin
waxaa kaloo barnaamijkeena qayb ka ah muranka ka dhashay miisaaniyad sanadeedka cusub ee dawladda Sudan iyo ciddii ugu horaysay ee ka hortimaadda oo noqotay dhqdhqaaqii xukuumadda lafteedu ka soo jeeday ee xorriyadda iyo isbedelka
ku soo dhowaada barnaamijka
Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Ordogan ayaa si rasmi ah u sheegay in uu baarlamaanka weydiisan doono inay u fasaxaan inuu milateriga Turkiga u diro dalka liibiya si ay gacan u siiyaan Xukuumadda dib u heshiisiinta qaran, xilli ay general xaftar iyo xulafadiisu duulaan ku sii wadaan Magaalada caasimadda ah ee Triboli
Wasiirka arimaha gudaha ee Liibiya oo booqasho ku jooga Tunis ayaa isku xidhay duulaanka general xaftar iyo dalabkooda ay u gudbinayaan dalka Turkiga ee kaga codsanayaan in ciidamo difaaca caasimadda loo soo diro

0 Comments